Back
Clear
Show/Hide Additional Details
×
Back
Filters List

Clear
}

Display My

News - horseed media

News Image

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa ku wada hadlay khadka taleefanka in ka badan laba saacadood iyadoo ay socdaan dadaallo lagu doonayo in heshiis xabbad-joojin ah laga gaaro dagaalka Ukraine.

News Image

Masuuliyiin katirsan Puntland ayaa ku guulaystay in xal laga gaaro kiis dil oo muddo 12 cisho kahor ah ka dhacay degmada Eyl ee gobolka Nugaal kadib markii

News Image

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kormeer ku tagay deegaanka War-gaadhi ee gobolka Shabeellaha dhexe si uu u

News Image

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Puntland Ubax Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa shaqadii ka joojisay agaasimihii maamulka iyo Maaliyadda

News Image

Agaasimaha Hayadda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ay wehliyaan Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraale

News Image

Wararka ka imaanaya degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in xalay ahaa duqeymo culus lala beegsaday goobo la tuhunsan yahay inay ku

News Image

Raiisul Wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa weerar afka ah ku qaaday qaar kamid ah dowladaha shisheeye ee saamaynta kuleh

News Image

Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in difaaca dalka uu yahay waajib diini ah oo

News Image

Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian ayaa sheegay in Tehran aysan marnaba ka laaban doonin barnaamijkeeda Nuclear-ka ah cadaadis iyo hanjabaad kasta oo ay la

News Image

Waxaa maanta ka qabsoomay xafiiska maamulka gobolka shir degdeg ah oo uu shir guddoomiyay Guddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali kaas oo ay ka

News Image

Qoraal ka soo baxay wasaaradda warfaafinta xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dhagarqabihii saaka weerarka ku qaaday xerada Damaayo ee

News Image

Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo khudbad ka jeedinayey munaasabadda 18 May ayaa ka hadlay qorshaha xukuumaddiisa

News Image

Saddex nin oo la xiray horraantii bishan waxa ay booliisku sheegeen in lagu eedeeyay inay Iran u basaasayeen. Eedeysanaha afaraad ayaa la sii daayay iyadoo aan wax dambi ah lagu soo oogin.